Taliska NISA oo u yeeray Masuuliyiinta qaar ka mid ah Idaacadaha Muqdisho

Agaasimeyaasha qaar ka mid ah Idaacadaha madaxa banaan ee magaalada Muqdisho ayaa looga yeeray iney tagaan xarunta taliska ciidamada nabad sugida iyo sirdoonka Somalia ee NISA shalay oo taariikhudu aheyd 28-ka July. Idaacaha maamulkooda loo yeeray ayaa kala ah Shabelle, Kulmiye, goob joog iyo idaacada ku hadasha codka dowlada ee radio Muqdisho oo la isaga … Continue reading Taliska NISA oo u yeeray Masuuliyiinta qaar ka mid ah Idaacadaha Muqdisho